X

Argagixisadii ugu badneyd oo halmar ku dhimatey Jubooyinka

Argagixisadii ugu badneyd ayaa halmar ku dhimatey Jubooyinka. Wararkii u dambeeyay oo aan ka helayno Jubooyinka ayaa sheegaya in weerar ay soo qaadeen argagixisada kooxda gaaleynta si fiican ay isaga caabiyeen ciidanka Axmed Madoobe iyo kuwa dawlada dhexe.


In ka badan 80 argaixisada shabaab ayaa la cadeeyay inay ku dhamaateen duqeyn waxyar kadib lala eegtay baxsadkii werarkii ay ku jabeen. Dhalinta halkaa ku dhimatey ayaa la xaqiijay kuwo argagixisadu ka soo afduubtey Jubooyinka iyo Gedo si ay ugu dagaalamaan.


Badankooda ayaa ogeyn waxay u dagaalamayaan. Ani waa ley soo wadey lee ayuu yiri Xuseen Miirow oo 16 kira diina waxba ka ogeyn.


Weerarka argagixisada ayaa ahaa saakadii hore ee saaka deegaanka Sanguni, waxayse dhamaadeen baxsadkii weerarkaas kadib. Lama oga in horjoogeyaal ku jireen weerarkaas.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.