X

Waxa la gaaray xilligii Somaliya dhihi lahayd maya ”booliiska Afrikaanka”

Waxa welli imaanaya magalada Muqdisho booliis Afrikaana xilli dhalinyarada Somaliyeed cidla taagan yihiin. Waxa ugu weyn ee hareeray horumar la’aanta waa awooda dawlada oo welli diciifa.


Si kastaba ha ahaatee haddii la rabo in Somaliya lugaheeda ku istaagto waa in la kobciyaa amarka iyo kala dambeyn. Inkasto booliiska Afrikaanka ku egyihiin xeryaha Amisom haddana waxay qaataan lacag loogu talogalay Somaliya.


”Booliiskan Afrikaanka ah ayaa ka yimaada wadamada ugu musuqa badan aduunka sida Nayjeeriya, Gaana iyo Siiraliyoon oo aan jirinba.

Somaliya ayaa noqotey goob lagu taajiro, waxana eeda iska leh Somalida oo aan welli fahmin dadka dib u dhigaya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.