Argagixiso ka tirsan Shabaab oo filayay in loo naxariisto oo laga nixiyay kadib markii ay xukuntey maxkamad ayagoo lagu helay dambi cad oo aan qarsooneyn.
Ragan la xukumay ayaa Ciidamada Maamulka Galmudug waxaa ay qabteen iyagoo wada gaari Hoomey ah oo ay ku rarnaayeen Walxo qarxo waxaana lagu qabtay Deegaanka Godinllabe.
Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute, ayaa sheegay in eedeysanayaasha ay qirteen dambigii lagu soo oogay.
Labada qof ee Maxkamadu xukuntay ayaa lagu kala magacaabaa Maxmaed Cali Kadiye iyo Xuseen Xaashi Cabdullaahi kuwaas oo lagu xukumay Min 10 sano oo xabsi ciidan ah.

Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay