05/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixiso gaaraya 54 oo isa dhiibey iyo nin wata dharka dumarka oo la qabtey: MAQAL

Argagixiso gaaraya 54 ayaa isa dhiibey halka nin wata dharka dumarka la qabtey, waxa warbixintaas bixiyay wasiirka amniga dawlada Somaliya Maxamed Abuukar Islow.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS