X

Argagixiso gacanta lagu dhigey Muqdisho inteyna ummada galaafan

Ciidanka amniga ayaa Ku guulaysatey inay gacanta Ku dhigaan laba nin oo hubeysan oo watey gaari nooca raaxada ah. Ciidanka oo Ku dabajirey raggan ayaa waxa qabtey ishaaro kadibna waxa ciidankan tababaran Ku qabteen qori waxayna isku dayeen inay baxsadaan.


Iska hot inaad kooban kadib waxa lagu guulaysatey in labada gacanta lagu dhigo, waxana dhici karta inay yihiin kuwo habeen hore dil qorsheysan Ka fuliyay magaalada xilli habeena.


Ciidanka ayaa garbaduub u xirey markii laga qaaday bastooladaha waxana la jiifiyay wadada dhexdeeda. Waxa goobta oo u dhow isgoyska hawl wadaag markiiba soo gaaray ciidanka nabadsugida oo markiiba hore Ka watey.

Aragti dheerida ciidanka amniga ayaa loo amaanay iyo sida hubka looga dhigey, xilli la sheegayo in mid la dhaawacay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.