Argagixiso gacanta lagu dhigey oo la shaaciyay. Ciidamada Dawladda ayaa xalay howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaano hoostaga degmad Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose halkaass oo artgagixiso la qabtey.
Deegaanada laga soo qabtey argagixisadan ayaa ah kuwo dhuumalaysi oo argagixisadu isku qariyaan kana tirsan Afgooye. Argagixisada ayaa burburtey laakiin haddana fulisa dilal qorsheysan.
Dadka deegaanka ayaa maqley jugta dagaal laakiin aan ogeyn waxa ay tahay. Jugtaas ayaa lagu qabtey argagixuiso isku magacaabay Sheekh Abuubakar.
Ciidanka dawlada ayaa sheegay in ninkani laga yaqaanay deegaanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay