Argagixiso qarax ka gaystey Muqdisho sanadkii hore oo la toogtey maanta. Ninkaan oo ka mid ahaa argagixisada xalaashatey dhiiga Muslimiinta ayaa hore u qirtey.
Dilkan toogashada ah oo ka dhacay Fagaaraha ku yaalla Iskool buluusiya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiinta ugu sareysa ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, Saraakiil Ciidan Ciidamada dilka fulinayay iyo xubno kale.
Hoos ka dhegeyso
Qaraxa ayaa ka dhacay beerta nabada kana dhigey goob dhiig ku daato ayuu ku xasuuqey ilaa 10 qof dhaawacuna ka badan.







C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay