X

Argagixiso lagu soo bandhigey Baardheere

Sirdoonka qaranka ee afka qalaad lagu soo gaabiyo NISA ayaa soo bandhigey argagixis ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab. Argagixiskan ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa kuwa dhiiga dadka Baardheere jaqay.



Raggaan oo gaaraya ilaa laba ayaa lagu soo bandhigay Taliska Hay’adda Nabadsugida ee degmada Baardheere, iyaga oo wata Bambooyin iyo Bustoolado, isla markaana lagu soo qabtay intii uu howlgalka socday.

Dadka shacabka ee kooxdani dhiigooda ay jaqdey ayaa u mahadceliyay hay’adda sirdoonka sida ay uga dulqaadeen wahab saarnaa.



Argagixisadan ayaan lahayn inyar oo diina, waxa kaliya oo ay yaqaanaan waa dilka muslimiinta.

C/llaahi Warmoge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.