X

Argagixiso macal gawaadhidooda wata oo isa soo dhiibey

Members of al Shabaab, al Qaeda-linked insurgents, ride in a pick-up truck after distributing relief to famine-stricken internally displaced people at Ala Yaasir camp at Km50 outside Somalia's capital Mogadishu, September 3, 2011. More than 800,000 Somalis are refugees, according to U.N. estimates, while up to 1.5 million are displaced within the Horn of Africa country. Picture taken September 3, 2011. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: SOCIETY CIVIL UNREST POLITICS)

Argagixiso macal gawaadhidooda wata ayaa isa soo dhiibey.

Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Maxmed Nuur Shikshigow ayaa sheegay Shabaabkan in ay ka soo carareen howlagalada ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka.



“Waxaa is soo dhiibay xubno katirsan Shabaab,waxaa ay wataan gaari Cabdibile ah iyo hubkooda,waxaa ay ka kooban yihiin darawalkii gaariga iyo 5 qof, waxay haatan ku sugan yihiin degmadan Diinsoor, way la socdaan guud ahaan maamulka Koonfur Galbeed iyo talisyada ciidamada maamulka iyo kuwa dowladda Soomaaliya,” Ayuu yiri guddoomiye Ibraahim.



Xubnahan Shabaab ka tirsan ayaa ka soo tagay degaan lagu magacaabo Carabow oo khayaas ahaantii 154-KM dhanka Koonfureed kaga beegan degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, halkaasi oo ay ku dhuumaalaysanayaan.



Qulqulka argagixisada ayaa soo badanaya kadib markii Maraykanka ku bilaabay ugaarsi u diidey harsiga. Argagixisada aya xalaashatay dhiiga Muslimiinta waxayna ku baxsadaan ayagoo dharka dumarka xidha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.