X

Argagixiso macalin jaamacadeed ku diley Muqdisho

Argagixiso macalin jaamacadeed ku diley Muqdisho. Dilka macalinkan ayaa ka dhacay xaafad argagixisadfu isku maamusho oo ku taala Muqdisho inteeda badan ah jiingado la dhistey burburka kadib.



Argagixisadan hubeysan ayaa macalinka ka toogtey qaarka sare ee jirkiisa, waxayna ka carareen goobta markii macalinku dhulka ku dhacay. Argagixisada aya lagu yaqaan xasuuqyada noocana.



Dad ka ag dhawaa goobta argagixisadu ku xasuuqdey macalinka ayay sheegay in dilka kahor macalinku ka soo noqdey goob geerish ah oo uu gaarigiisa ku soo xeraystay.

Macalinkan ayaa dhigi jirey Shareecada taas oo laga yaabe in argagixisadu qoonsatey maadaama at haystaan mid dilka u fasaxaysa oo shaydaana.

Ilaa hadda ma jirto cid loo soo qabtey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.