X

Cabdiwelli Gaas oo beeniyay inuu xiriirka u jaray Imaaraadka

 

Cabdiwelli Gaas ayaa beeniyay inuu xiriirka u jaray Imaaraadka. Daraad ayay ahayd markii Imaaraadku la baxeen tababareyaal ka joogey Boosaaso.

Cabdiwelli Gaas ayaa beeniyay in Garoonka Boosaaso ay ka baxeen tababarayeyaal u dhashay dowladda Imaaraadka Carabta. Wuxuuna sheegay in xiriirku fiican yahay.



Waxaa uu sheegay in Warar been Abuur ah lagu faafiyay Baraha Bulshadda kaa soo ahaa in uu xumaaday Xiriirkii Puntland iyo Imaaraadka Carabta.



Waxaa uu ugu dambeyntii xusay Madaxweynaha in aysan jirin Saraakiil Imaaraad ah oo lagu dhibaateeyay Garoonka Boosaaso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.