X

Argagixiso qaraxyo loo diyaarinayay oo dhulka lala simay

Members of the 11th Reconnaissance Squadron from Indian Springs, Nevada perform pre-flight checks on a Predator unmanned aerial vehicle prior to a mission in this November 9, 2001 file photo shot at an undisclosed location. The United States has started using armed drones against Muammar Gaddafi's troops, who battled rebels at close quarters on the streets of Misrata, despite Western threats to step up a month-old air war. U.S. Defense Secretary Robert Gates told a Washington news conference on April 21, 2011 President Barack Obama had authorised the use of Predator drones and they were already in operation. REUTERS/U.S. Air Force/Handout/Files (UNITED STATES - Tags: MILITARY)

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in halkaasi dhulka lala simay argagixiso diyaarinaatay walxaha qarxa gaar ahaan deegaanada Bu’aale iyo Salagle. Saraakiisha ciidanka dawlada ayaa faahfaahin ka bixiyay duqeynta.


Duqeynta ayaa lala beegsaday xarumo ciidan iyo goobo kale oo muhiim ah, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray argagixisada Shabaab.


Wararka aan ka helnay saraakiil ku sugan Jubooyinka ayaa sheegay in goobaha la duqeeyay ay ku jiraan xarun lagu diyaarinayay argagixiso cusub oo weerar ka geysta gobalada dalka iyo Muqdisho 17-ka bisha barakeysan ee Ramadaan.


Sidoo kale xogta aan helnay ayaa sheegaysa in argagixisada qaar ee duqeynta ku dhintay loo diyaariyay in todobaadkaan ay weeraraan degmada Baardheere ee gobalka Gedo iyo magaalooyin kale oo ka tirsan Gedo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.