X

Cudurka Kooro oo ku sii kordhaya magaalada Muqdisho

Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa sheegtay inay sii kordheyso tirada dadka la ildaran cudurka Kooro ee dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho. Waxa hadda soo kordhey 54 kiis.



Waxa ILAAH mahadii ah inayna jirin dhimasho oo welli taagan dhimashada guud 28 qof. Waxa weliba jira hal qof oo ka bogsaday. Wasiir Fowsiya Abiikar ayaa sheegtay in fariintu tahay in la taxadiro.


Dadka indha indheeya cudurka ayaa qaba in magaalada Muqdisho dadka jooga ayna u dheganugleyn fariimaha caafimaad ee ay bixinayso dawlada dhexe, taasna ay bedelkeeda in cudurku sii faafo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.