Argagixiso rabey inuu Muslimiin xasuuqo ayaa miinadii uu aasayay isagii la kacdey magaalada Beledweyne ee gobolkaasi Hiiraan. Ciidanka booliiska ayaa argagixiskan dul istaagey maydkiisa.
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen in ninkaasi uu doonaayay inuu miino ku aaso wadada isku xirta Magaalada Baledweyne gudaheeda iyo Garoonka Diyaaradaha.
Waxaana uu sheegay in ay tilaabo ka qaadi doonaan cid kaste oo iskudayda in ay dhibaateyso Shacabka degaanada Hiiraan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay