Warka ugu farxad badanleh ee maanta Muqdisho ee ka imaanaya ayaa ah in gacanta lagu dhigey argagixiso 4 gaaraya oo u socday inay dilaan hooyo 7 caruura haysata oo jaad ku iibisa magaalada.
Waa warkii ugu farxada badnaa ee aan maqlo ayuu yiri Cabdullaahi Calasow oo ka ag dhawaa goobta laguy qabtey argagixisada kooxda gaalaynta Muslimiinta ee falka ku jiray.
Dhiigmiiratadan ayaa sidoo kale qirtey inay fuliyeen dilal farabadan oo loo gaystey Muslimiin ku kala jirta hawlahooda kala duwan. Maamulka gobolka Banaadir ayaa ugu mahadceliyay dadkii soo gudbiuyay warbixinta dghiigmiiratadan.
Waxa gadaal laga ogaan doonaa dadka ay dileen mudadii ay wadeen xasuuqa ummada ayuu yiri gudoomiyaha amniga ee gobolka Banaadir oo isaga laftiisdu ka badbaadey qarax ay dhigeen.
Waxa la sugaa in hore laga khaarajityo iyo in oday dhaqameed yiraahaan ii sii daaya iyo waanala beegsanayaa.
C/llaahi Warmnooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay