Arin argagax leh ayaa ka dhacday waxana goob lagu cuney Waraabe dhintey oo diiniyin xaaraan tahay in la cuno. Waraabuhu waa dad cun wuxuu sida kalana cunaa xayawaanka kale, waxase Jira dad khuraafaad beena ka aaminsan oo qaba in uu shaydaamada celiyo halka sida saxda ah ay tahay in shaydaamada laga dugsado QURAANKA RABI inoo soo dejiyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay