X

Arooskii qarniga oo ka dhacay Boorama

Magaalada Boorama gaar haan hoteelka Rays ayaa waxa saaka ka dhacay meherkii qarniga kadib markii C/llaahi Yuusuf Aare uu ku mehersaday habra wadaagtii Safiyo Tusmo. Waxa uu ku meheriyay 120 halaad oo iyada lafteedu ah rikoodh cusub oo loo sameeyo gabadh garooba.


ā€¯Waxaan leehay garoobta hays qimo ridina ee sidaa Safiya oo kale hankiinu ha sareeyo ayay tidhi Sacaada Jaamac oo fikirkeedka dhiibatey barta baraha bulshada ee bogga ARAABINEWS.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.