X

Muuse Biixi oo qabiil tirin ku bilaabay dadka reer Laascaanood

Magaalada Laascaanood oo usbuucyo hore horjooge Muuse Biixi ku bililiqaystey shacab Soamliyeed ayaa hadda Muuse Biixi ku bilaabay qabiil tirin. ”Waxaan wadnaa tirakoob aan ku ogaanayno dadka ku nool magaalada ayuu yidhi nin u hadlay goalaha deegaanka.


”Tirakoobkan aan ka dhicin Hargeysa iyo Burco ayaa dadka badankiisu u fahmeen inuu yahay mid qabiil tirin ah ayuu qabaa Xuseen Warsame. Dadka la tirinayo waa isla reer Laascaano iyo Somalida halkan degan.


Isir sooca horjooge Miuuse Biixi ka bilaabay Laascaanood ayaa waxgaradku magaaladu u arkaan mid qabiil qabiil kale tirinayo ayna eeda leeyihiin dadka reer Laascaanood ayuu yiri Xirsi Oogle.

Si kastaba ha ahaatee waxa la filayaa in dadka magaaladu diidaan ama bug u dhiibaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.