X

Asarbajaan oo dabaal-deg ku soo bandhigtey hubkii ay ka qabsadeen Armiiniya

Asarbajaan ayaa maanta oo kale bishii hore guul saraaxana uga adkaatey ciidankii Armiiniya ee haystey dhul balaadhan oo dhulkeeda ah in ku siman 30 sano. Asarbajaan ayaa dhulka inteeda kale ku heshay si nabada kadib markii Ruushku ka baqay in la tirtiro Armiiniyiinta uu taageeri jirey.


Hubka ugu badan ee Asarbajaan burburisay ama gacanta ku dhigtey ayaa ahaa hubkii uushkii siiyay mudadii 30 sano ee ay dhufaysyada adag ku jireen. Waxase dhufaystadaaa ugu galay mas ayna isku celin karaa markii diyaaradaha aan is wadin raaxada loo qaaday.


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.