X

Faarax Murtiile oo dabaalka ka qaado ku tumasho ka jirta telefishanada Somalida

Faarax Murtiil oo isagu lahaa filimkii taxanaha ahaa ee KALA HAAB ayaa seefta galka ka siibey sheegayna in lagu tunto xuquuqda jilayaasha iyo fanaaniinta. ”Waxaan halkan u fadhiistey inaan wax saxo. Waxa hadda kuu cadaanaysa in fanaaniinta iyo jilayaashu xuquuq la’aan shaqeeyaan.



Rashiid ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.