November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Aserbajaan oo qabsatey dhul horleh calankana dib uga taagtey: Daawo jabka Armiiniyiinta

Ciidanka xooga dalka ee Aserbajaan ayaa guulo waaweyn ka soo hooyay dagaalka ay dib ugu xoreynayso dhulkeeda ay Armiiniya oo Ruushka wadata ay ku qabsatey 30 sano ku dhawaad. Waxay dagaalkaas ku barakicisay kumanaan Aserbajaaniyiina oo ilaa hadda jiilkii dhashay ay daadsan yihiin caasimada Baakuu.

Fiirso muuqaalka hore oo degmo calanka laga taagey



Muuqaalka labaad oo ku tusaya sida loo baacsday xoogagii Armiiniyiinta oo ooda jabiyay kana cararay hubkoodii oo sidoodu u xiran. Ciidanka Armiiniya oo niyadu aad uga xun tahay ayaa hadda qirtey inay lumiyeen dhulkii ay xooga ku haysteen, ayadoo Ruushkuna ka gaabsaday inuu hub siiyo ilaa hadda.





Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS