Askar gaaraysa ilaa 20 askari ayaa saaka isku soo dhiibtey ciidanka Somaliland ee Boorama halkaas oo la sheegay in askartani ay ka mid ahaayeen heshiis dhexmaray Suldaan Wabar iyo maamulka Somaliland. Askartan ayaa saxaafada Hargeysa qoreen in la siiyay midkiiba hal milyan lacaga oo ah lacagta Siilaanyo.
Waxa kale oo wararka aan helayno sheegayaan in laga soo kaxayn doono Boorama lana gayn doono aaga u dhexeeya Dhulbahante iyo Isaaq ee Burco.
Suldaan Wabar ayaa la sheegay in uu diidey fadeexad uga timaad in uu isku dhiibo beesha dhexe isla markaana uu go’aansaday in uu dib ugu noqdo Maraykan oo uu awal sharci ka haystay.
Awdalstate ayaa iyagu sheegay in awalba ay filayeen sidan ciidankaasina uu iyaga ka mid ahayn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay