November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Askari dil gaystey oo abaalkiisa la mariyay maanta

Waxa maanta la toogtey C/qaadir Dhaqane Cabdulle oo diley saaxiibkii runa ayan isku deegaan ahaayeen kadib markii uu si ula kaca ugu geerish ay ka wada shaqayn jireen aabihiis magaalada BaladXaawo ee gobolka Gedo. Maxkamada ayaa ogaatey inuu si jees jeesa u diley.






C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS