Askari gaashaanle ah oo magaalada Hargeysa ku diley gabadh dhalinyaro ah oo mustaqbalkeeda guur isku diyaarinaysa ayaa abaalkiisa la marin doonaa kadib markii qoyska ay ka dhalatey dalbadeen in isku mar la aaso.
”Walaahi ma aasayno ilaa aan aragno ninkaas qadar jabiyay gabadhayada oo la dilo ayuu yiri aabaha dhalay gabadhan oo lagu magacaabi jiray Najma C/llaahi Maykal.
Ninkan oo gaanshaale ah ayaa baastoolad ku diley gabadha oo gaadhi ku jirta iskuna diyaarinaysa inay raacdo gabadh kale. Dhacdadan foosha xun ayaa soo afjaraysa waa haddii berito la toogtee.
Inta badan dilalka foosha xun ee loo gaysto gabdhaha maamulkan Somalilaan ayaan la fulin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay