Askari ka tirsan dawlada oo argagixiso dishey ayaa la ogaadey inuu diley intanu dhiman. Geesigan ayaa u dhintey gaadmada argagixisada laakiin ku guulaystey inuu dhaawaco kadinbna dhiigyacabku sidaa ku dhinto.
Meydka dhiigmiiradkan ayaa la soo dhigey laamiga Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho. Arintaan ayaa ah dhacdo ku cusub deegaanka waxaana aad u hadal haya dadka maadaama ay is dileen askariga iyo ruuxii argagixisada ahaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay