November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Askari ka tirsan dawlada oo lagu fuliyay xukun diinteenu qabto iyo waxa lagu helay

Askari ka tirsan dawlada ayaa lagu fuliyay xukun diinteenu qabto kadib markii lagu helay dambi foolxun oo RABIGEEN si adag uga hadlay. Askarigan ayaa lagu toogtey magaalada Baydhabo.

Dable Cali Buurow Maxamed oo katirsanaa ciidanka booliiska Koonfur Galbeed ayaa maxkamadda Ciidamadda Ay ku riday Xukun dil ah kaas oo maanta lagu fuliyay.



Gacanku dhiiglahan ayaana tobankii bishii tobnaad sanadkii hore magaalada Xudur ee Gobolka Baay ku dilay qof shacab ah, waxa uu sidoo kale dhaawacay labo qof kale oo ehel la’ ahaa marxuunka uu dilay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS