Magaalada Laascaamood ee xarunta gobolka Sool ayaa nin hubeysan oo hore uga tirsanaa ciidanka uu ku diley Askari ay isku qayb ahaan. Askarigan cadhaysan ayaan la garanayn sababta uu u beegsadau askariga kale. Laascaamood ayaa waxa la dhiga dilal qorsheysan oo ay waxaan labada looxood ee ku hirdamaya maamulka.
Laascaamood ayaa dadka badankiisu diidan yahay heshiiska Ka dhexeeya maamulka Somaliland iyo siyaasiyiinta Fhulbahante ee markii hore Keenay maamulka Laascaamood.
p style=”text-align: justify;”>Waxana inta badan la dhaca iska hor aadyo Ka dhaca maamulka iyo dadka shacabka. Magaalada ayaa bandoo la saarmaa xilliyada dabaaldegyada sida maalinta SNM ee 18 May.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS