X

Askari nabadoon ku diley Kismaayo oo sharciga lala tiigsadey: SAWIRO

Askari nabadoon ku diley Kismaayo bishii hore ayaa sharciga lala tiigsadey. Askarigan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Cumar Cabdullaahi ayaa si bareera u toogtey nabadon Xaasan Goolo oo u tagey wadahadal.


Maxkamadda ayaa 6-dii bishaan November ridday xukunka dilka ah ee qisaasta Nabadoonka, laguna riday eedaysane Cabdirisaaq Cumar Cabdullaahi.

Nabadoonka wuxuu u tagey waan waan inuu ka galo shaqaaqo ka jirtey Kismaayo bishii hore oo lagu diidanaa Axmed Madoobe, waxase toogtey askariga saaka dilka lagu fuliyay.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.