X

Somaliland lama wada laha ee hala wada yeesho: Aqoonyahan C/rashiid Cabdi Jaamac

Somaliland lama wada laha ee hala wada yeesho. Aqoonyahan C/rashiid Cabdi JaamacAqoonyahan C/rashiid Cabdi Jaamac ayaa daboolka ka qaaday dareenka reer Awdal ee u ujeeda kheyraadkoodii oo guryo looga dhistey Hargeysa iyagiina suuqa ka joogaan. Jilibkii Muuse Biixi oo maamulkii isku fidiyay kana wasiiro iyo shaqaale batey reer Awdal.

Waxayna dareemeen in maamulka Somaliland ayna waxba ku lahayn.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=RVC-Nmg42rM[/embedyt]


ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.