X

Askari xaaskiisa ku diley Kismaayo diley oo maxkamad laa saarayo

Askari xaaskiisa diley ayaa maxkamad lagu saarayaa Kismaayo. Askarigan oo ka tirsan ciidanka maamulka Axmed Madoobe ayaa la soo qabtey markii uu diley xaaskiisa.



Xeer ilaaliyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Jubaland Mowliid Axmed Yaasiin  ayaa sheegay in dacwadaas ay ka gudbiyeen Eedeysane C/llaahi Asad Ismaaciil oo xilli habeen ah 14-Kii Bishan uu Xaafada Calanleey uu dil ugu geystay Xaaskiisa Muxubo Maxamed Guure.



C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.