X

Askarta horjooge Siciid Deni oo Garoowe ku dhaawacay dad ka cawday

Askata horjooge Siciid Deni ayaa hoos ugu foorariyay dad ka cabanay cashuur uu iska korodhsaday ayagoo tii horeba ay qaati ka taagan yihiin. Cashuuraha Siciid Deni uu qaato ayaan dadka dib u arag, waxana inta badan uu u isticmaalaa inu kula xafiiltamo dawlada dhexe.


ā€¯Adeer meeshan waxa lagu dhaawacay 4 qof waxana loola cararay isbitaalka magaalada ayuu yiri oday fadhiyay maqaaxi u dhow halka banaanbaxyadu ka dhaceen.

Maaha markii ugu horeysay ee askarta maamulkaas rasaas iska furaan dadna ay ku dhaawaceen. Waxa iyana sidan oo kale xoog looga saaray gudoomiyihii hore ee Butlaan oo Siciid Deni inuu xisaabiyo.


Dhoobo Daareed

Gudoomiyihii hore ee barlamaanka Butlaan ayaa sheegay in horjooge Siciid DEni ka hadli karin kalsooni kala noqoshada Xasan Cali isagoo gacan ku dhiigle ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.