23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Asxaabta hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan Khadra Ismaaciil geerida ku timi gabadheeda

Inaa lilaah waa ilayhi raajicuun dhamaan asxaabta hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan Khadra Ismaaciil Saban geerida ku timi gabadheeda Badriya oo ku geeriyooday Yaman kadib guriga ay deganayd oo Sucuudigu bartilmaansaday. Anagoo kala ah Ibrahim Ismaaciil Saban, Liibaan Maxamed Saban, Guuleed Maxamed Saban, C/raxmaa Ismaaciil Saban, Maryan iyo Maxamed, Khadar Cige Saban iyo caruurtiisa waxaan leenahay rabi janadiisa fardowsa haka waraabiyo qoyskii ay ka baxdayna samirt iyo iimaan.

ARAABINEWS.COM