Dawlada Australiya ayaa ku dhawaaqdey in ay xireyso xero ay ku hayso dadka dalkeeda ku yimaada doonta kuna taala dalka fiqiirka ah ee Papua new Gini kadib cabasho socotey in muddo ah.
Australiya ayaa lagu canaantey in ay qoxootiga ula dhaqanto si ka baxsan bani aadamninada iyadoo dadks cadaanka iyaguba yihiin qoxooti laga soo daadgureeyay Ingiriiska iyo Yurub.
Xerooyinka Australiya ka sameyso jasiiradaha u dhow dhow ayaa tacadiyo sida kufsi loogu gaystaa qoxootiga.
Waxa la filayaa in ay xerto jasiiradahaas ay ku ururiso qoxootiga u badan wadamada burburey ee Eeshiya iyo Afrika.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay