Awoodii midowga Soofiyeeti ku muquuniyay Somaliya dagaalkii 77 ayaa la soo bandhigey. Somaliya ayaa Itoobiya garaacdey dagaalkii 1977 waxayna gaari kareen caasimada Addis ababa hadaan awoodii Midowga Soofeeti iyo Kuba u soo gurman.
Muuqaal aan hore loo arag ayaa lagu soo bandhigey tirada ciidan iyo hub ee midowga Soofiyeeti ka soo dejiyay Itoobiya halka Maraykanku xilligaa daawanayay maadaama uu ku jabay dagaalkii Fiyadnaam.
Dhinaca kalana Maraykanku rabin in dawlad Muslim ah ay ka guulaysto mid Kiristaana kana baqayay inuu midowga Soofiyeeti faraha la galo inkastoo xilligaa caqiido lagu dagaalamayay.
Waxa kale oo muuqaalkan aad ku arkaysaa diyaaradaha loo isticmaalay ciidankii Somaliya ee burburiyay kii Itoobiya.
Waxa kale oo ku jira Mingiste oo la kulmey madaxweynihii Soofiyeetka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay