12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxay kooxda gaalayntu qaraxyada uga fulisaa Muqdisho: Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha oo salaada Jimcaha ku tukadey masjidka weyn ee ku yaala madaxtooyada ayaa si adag uga hadley cadowga koowaad ee ummada leedahay ee kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab iyo kuwa caadeystay haysashada hantida dadka. Dawlada ayaan awood u lahayn inay ka adkaato cadow fuley ah oo mar dhowna qarax ka fuliyay Muqdisho.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS