X

Axmed Karaash oo diidey isbedel uu sameeyay horjooge Siciid Deni

Markii sadexaad ee horjoogaha Butlaan Siciid Deni uu sameeyo isbedel ku saabsan xubnaha maamulkiisa ayaa wuxuu baalmaray ku xigeenkiisa kana soo qaaday wax aan waxba ahayn, waxana xaqiraadaas diidey Axmed Karaash. Horjooge Siciid Deni oo isagu qaba in maamulka jufo keliya leedahay ayaa bilaa tashi iska sameeya wuxuu rabo.


Qoraal Ka soo baxay xafiiska Axmed Karaash ayaa lagu sheegay in laga been abuurtey qoraal uu soo saaray horjooge Siciid Deni oo sheegatay in lala tashaday, wuxuuna cadeeyay in isbedelkii uu sameeyay ayna waxva Ka jirin.


Fowdada maamulka ayaa ah in aan cidi cidi kale waxba weydiin, waxana muuqata in ay burburtey kala dambeyntii maamulku, ayna Ka fursanayn in la soo farageliyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.