X

Axmed Madoobe iyo Amisom oo ku goodinaya weeraro dib u xoreyna: SAWIRO

Axmed Madoobe iyo Amisom ayaa ku goodinaya weeraro dib u xoreyna oo cadowga looga xoreeyo shacabka dhiban ee ku hoos nool. Shacabkaas aya muddo lix sano ah ku noolaa jbaad, handadaad iyo gaalayn lala daba joogo.


Amisom aya sheegtay inay ka qaybgeli doonto hawlgalka dib u xoreyna gobolka maqan ee Jubada dhexe ee baadiyaha gobolada Gedo iyo Jubada hoose iyo xataa Sh Hoose.


Madaxa Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in kooxda gaaleynta Muslimiintu ee Shabaab ay awood ahaan aad u liitaan oo aysan hor istaagi karin Ciidamada howlgalada bilaabay loona baahan yahay in la sii xoojiyo oo si dardar leh loo wado.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.