X

Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo ku kulmay Kismaayo maxayse kawada hadleen+MUUQAAL

Kismaayo 27 Dec 2014–Sharif Xasan oo Xasan Sheekh u ictiraafay madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa manta ka degay Kismaayo halkaas oo uu la kulmay hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe. Soo dhaweyn kadib ayaa labada masuul sheegeen in ay nabada kawada shaqayn doonaan amaana dusha uga tureen federaalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.