X

Axmed Madoobe oo dhagax dhigey mashruuca lagu dhisayo Kismaayo casriya: SAWIRO

Axmed Madoobe ayaa dhagax dhigey mashruuca lagu dhisayo Kismaayo casriya. Wado aadi doonta Kismaayada cusub ayaa madaxa Jubba dhagax dhigey wuxuuna sheegay inay ku filnaan doonto shan milyan oo qof.


Wuxuu ka codsaday qurbajoogta inay soo dhistaan magaalada cusub. Dadka siyaasada indha indheya aya sheegay in Axmed Madoobe koobigaraynayo tuulada casriga ah ee Muqdisho ku taal oo dad gabnacsato ah dhisteen.


Waxaadse is weydiin kartaa maloo baahan yahay magaalo cusub oo malaayiin ku baxaan ayadoo magaaladii hore u baahan tahay dib u casriyayn, waxaadse isweydiin kartaa xagee ka imaanayaa adeega la geynayaa halkaas xilli tii hore adeeg ayna lahayn.

ā€¯Qurbajoogta loogu baaqay mashruucan waxaan leehay dadka shaqo abuur u sameeya intii aad guryo ku daali lahaydeen ayna jirin wixii lagu difaaci lahaa xilli ayna jirin siyaasad degan ayuu yiri ganacsade ku nool Kismaayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.