X

Axmed Madoobe oo gurmad ka helay ergayga UN Somaliya u jooga: SAWIRO

Axmed Madoobe ayaa gurmad ka helay ergayga UN Somaliya u jooga oo hore ay u dalbadeen. Axmed Madoobe iyo Cabdiwelli Gaas ayaa sheegay inay rabaan in ajaanib soo kala dhexgasho.


Waa nasiib daro marna wuxuu na lahaa ajaanib naga daaya marna asagii ayaa dabada ku wata Kiiniyaati hadana la hadli waayay madaxdiisa ayuu yiri xildhibaan ka tirsan golaha shacabka.

Dhankiisa Axmed Maxamed Islaam wuxuu sheegay in uu rajaynayo in wada hadal iyo isku tanaasul wax walba lagu dhameeyo oo la is afgarto. Wuxuu ka cawdey in warqadaha ay dawladu soo qorto ay kaliya ku arkaan baraha bulshada.


Waxaadse is weydiin kartaa warqad kasta miyaa baraha bulshada la mariyaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.