X

Axmed Madoobe oo Kismaayo ku soo dhaweeyay Xasan Sheekh iyo ujeedada socdaalkiisa

Axmed Madoobe ayaa Kismaayo ku soo dhaweeyay Xasan Sheekh oo hore uu u diidey saraakiisha uu soo magacaabo. Xasan Sheekh oo ay la socdaan xildhibaano mucaarad ku ah dawlada ayaa la filayaa inuu xisbigiisa laan uga furto Kismaayo.

Axmed Madoobe ayaa dhinaciisa rajaynaya inuu xulafaysto Xasan Sheekh oo iska ilaawaan wixii hore inkastoo la garanayn halka ay gaarsiisnaan karto, maadaama Axmed Madoobe tagi Karin deegaanada Jubba u magacaaban.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=RKmHqGbRSgk[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.