Hogaamiyaha maamulka Jubba oo Xamar tagey ayaa waraysi ku sheegay in uu la baxay magac kale oo ka duwan kan rasmiga ah ee loo yaqaan maamulkiisa kumeelgaarka ah ee Jubba. Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu dhamaaday kumeelgaarkii hadana maamulkiisu yahay Jubaland State of Somaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay