Axmed Madoobe oo sameeyay dhoolatus aan caadi ahayn. Madaxweynaha maamulka Jubba ayaa socdaal dhinaca dhulka ah ku tagay deeganka Cabdalle Biroole oo ay dagan yihiin Ciidamada qalabka sida waxaana uu Kismaayo u jiraa 45 KM.
Axmed Madoobe ayaa kormeer ku sameeyay xayndaabka Xerada milateri ee ay Ciidamadu halkaas ku leeyahiin waxaana uu Warbixino ka dhagaystay Saraakiisha iyo Hogaanka Ciidanka ee halkaas ku sugnaa.
Sidoo kale waxaa uu kulan gaar ah oo lagaga hadlayay Abaabulka Hawlgalka Jubba lagaga xoraynayo argagixisada Shabaab oo ah cadowga koowaad e ummada Somaliyeed leedahay.


C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay