Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay Xubnaha u matali doona Aqalka Sare ee Dowlada Somalia oo ka kooban 8-xubnood kuwaasi oo isugu jira rag iyo dumar.
Xubnahaan ayaa waxaa ku jira Hal qof oo Dumar, halka 7-kalana ay yihiin rag.
Halkaan ka Akhriso Magacyada xubnahaan iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan.
1-Xasan Faarax Xujaale (Beesha Ogaaden/Awlyahan)
2-Axmed Xaashi Maxamud (Ogaden/Maqaabul)
3-Cabdulahi Sheikh Ismaaciil Fartaag (Mareehan/R.ugaas Sharmarke)
4-Mowliid Xuseen Guhaad (Marehan/Reer Osman)
5-Axmed Cabdixafiid Maxamed (Digil/Mirif/Dabare)
6-Iftiin xasan baasto (Awramale)
7-Axmed Macalin Cumar (Dir/Biyo-Maal)
8-Faadumo Xasan Aadan (Koombe/Geri)





C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay