18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Axmed Muumin Seed oo ka calaacalay ku xigeenimada uu lumiyay: Ciro cadaalad iima samayn

Axmed Muumin Seed ayaa ka calaacalay ku xigeenimada xisbiga Wadani ee uu lumiyay ee looga helay si cad oo la wada arkayo sheegayna in C/raxmaan Ciro cadaalad u samayn waayay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS