X

Axmed Muumin Seed oo ku farxay ku biirida xisbiga Kulmiye xilli bilaa boos ku dhacday

Axmed Muumin Seed ayaa ku farxay ku biirida xisbiga Kulmiye xilli bilaa boos ku dhacday oo laga eryay xisbiga Wadani. Ma sheegin heshiiska uula galay Muuse Biixi waxa uu yahay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.