X

Ayax badan oo ku degay beero ku yaala Butlaan

Butlaan ayaa sheegtay in saacadihii la soo dhaafay uu beero badan ku habsaday Ayax dhowr bilood kahor laga buufiyay kadib markii dawlada Somaliya keentay diyaarado.


Meelaha ugu daran ee Ayaxa uu ku habsaday ayaa waxaa kamid ah dhul daaqsimeed ku yaala gobolada Nugaal iyo Bari, halkaas oo laga deyrinayo.

Qaylo dhaan xoogan ayaa ka soo yeertay dadka beeralayda, ayagoo u direy gurmad dawlada Somaliya inay la soo gaadho.


Ayaxa oo doorkii horev lala tacaalay ayaa waxa dilaacay ugxantii uu ka tagey maadaam nimcada RABI ay si xawliya uga da’ayso dalkoo dhan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.