X

AYROTV oo qaadaadhigey ARLIYO (Samaroon) dhulkii Woqooyiga ee Ingiriisku gumeystay

AYROTV oo ah telefishan madax banaan ayaa maanta qaadaadhigey waxa afka qalaad loogu yeero ”British Somaliland” ama dhulka Somaliyeed ee Ingiriisku joogey hadana loo so gaabiyo ”Somaliland” oo ahaan jirtey qayb dhul Somaliyeed waxana looga hadlayaa qaybtaas Samaroon ee Ingiriisku gumaysanayay. Waxa barnaamijka daadihinaya suxufiga da’da yar Faysal Abroone waxana marti ku ah C/raxman C/llaahi Amiin.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.