X

MAQAL: waraysi kulul oo uu bixiyay Mustafe Miicaad Allaale oo ka tirsanaa kacdoonkii reer Adal

Siyaasi Mustafe Miicaad Allaale oo ka tirsanaa kacdoonkii reer Adal ee uu hogaanka u ahaa Suldaan Wabar ayaa bixiyay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wax laga waydiiyay halka kacdoonkaas marayo iyo caqabadaha uu la kulmey. Wuxuu taabtey in calankii loo sameeyay AARAA uu raacay garabkii is dhiibey.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.