X

Baadhe qarxiyay in cudurka Karoona ka yimi Maraykanka

TOPSHOT - Laboratory technicians work on testing samples from people to be tested for the COVID-19 coronavirus at a laboratory in Shenyang in China's northeastern Liaoning province on February 12, 2020. - The death toll from China's deadly COVID-19 coronavirus epidemic climbed past 1,100 on February 12 but the number of new cases fell for a second straight day, as the World Health Organization urged global unity to combat the "grave threat". (Photo by STR / AFP) / China OUT (Photo by STR/AFP via Getty Images)

Baadhe aad looga dambeeyo dalkaasi Maraykanka ayaa qarxiyay in cudurka Karoona aanu ahayn mid si caadiya u yimi ee uu yahay mid laga sii daayay oo ka fakaday shaybaadhada cudurada ee dalka Maraykanka ayuu yiri baadhe Jefri

” Waa qasweyn fikir ahaanteyda mana aha mid shil ku timi ee waa mid si ula kaca ku timi ilaa hadda ma jirto Maraykanka in baadhis dhaba lagu sameeyay ayuu raaciyay.

Baadhe Jefri oo Maraykanka laga dambeeyo ayaa shaaciyay in aanu ogeyn haddii arintu sidan tahay inuu jiro markhaati cad oo la fiirin karo. Baadhista Karoona ayayna ahayn markii ugu horeysay oo farta lagu fiiqo halka uu ka yimi.

Ruushka ayaa dalbaday haddii ay ku cadaato in Maraykanku sinula kaca u sii daayay cudurka in laga qaadi magta ku haboon.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.